Ungefähr EasySolarPump Calculator
Die EasySolarPumpCalculator-Anwendung ist ein Tool, das entwickelt wurde, um Ihnen bei der Dimensionierung eines netzunabhängigen Solarpumpensystems für Ihr Zuhause, Ihren Bauernhof, Ihre Viehzucht oder Ihr Geschäft zu helfen. Die Anwendung berechnet alle notwendigen Berechnungen, um Ihnen genaue Ergebnisse für Ihr Sonnensystem zu liefern.
- Größe der Solarpumpe in Watt, kW und PS
- Größe des Controllers/Wechselrichters in Watt und kW
- Leistung der Solaranlage in Watt, kW und Anzahl der benötigten Solarmodule
- PVC-Rohrlänge in Zoll, Metern und Fuß.
- Rohrreibung in Metern und Druck in PSI
- Sie können die Ergebnisse speichern.
Von Somali:
EasySolarPumpCalculator waa aab loogu talagalay inuu ka caawiyo oo uu fududeeyo cabbirka iyo xisaambta nidaamka bamka biyaha qoraxda ku shaqeeyo ee loo isticmaalo beertaaha, xoolahaaga ama guryaha. Wuxuu awood u leeyahay in uu kuu fududeeyo dhammaan xisaabaata lagama maarmaanka ah, si uu ku siiyo natiijooyin sax ah sida:
- Cabbirka bamka biyaha qorraxda sida watt, kW, iyo hp
- Cabirka inferterka sida watt iyo kW
- Cabirka Solar banalka sida Watt, kW, iyo tirada solar banalada nidaamka u baahanayahay.
- Dhererka tuubooyinka PVC sida Zoll, mitirka, iyo cagaha.
- Tuubooyinka qasaaraha ay keeni karto sida inta mitirka, iyo cadaadiska PSI
- Aabka waxuu ku keydinayaa natijada uu soo saaro si markale aad u isticmaashid.

Ausklappen